Madasha Xisbiyada Qaran oo War kulul ka soo saartay Guddiyada doorashada Federaalka

Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hogaamiyaan madaxdii hore ee DF ayaa cambaareysay Guddiyada doorashada iyo Xalinta Khilaafaadka heer Federaal inay ka mid noqdeen xubno ka tirsan Hey’adda NISA iyo Shaqaalaha Rayidka, taasoo ay sheegeen iney baalmarsan tahay shuruucda dalka u yaalla, heshiiska doorashada iyo xeerarka Baarlamaanka, isa markaana dhaawaceysa kalsoonida lagu qabi karo hannaan doorasho … Continue reading Madasha Xisbiyada Qaran oo War kulul ka soo saartay Guddiyada doorashada Federaalka